advanced Excel of Data Analysis

Understanding analysis just got easier. Start here with our breakdown of advanced Excel of Data Analysis .


Waxaan bilaabayaa course Live oo ku saabsan Advanced Excel of Data Analysis.
Wuxuu soconayaa 1 bil, Maxaa shuruud ah.
1. Qofka waa inuu hore u soo bartay Basic Excel.
2. Waa inuu haystaa laptop ay ku jiraan Microsoft Office.
3. Waa inuu haystaa Internet fiican.
Waxaad ku baranaysaa:
1. Overview Excel
2. Adjusting Data
3. Pivot Table
4. Bie Chart
5. Adding Slicers
6. Dashboard
7. Analysis Reports Dashboard
8. Power Query
9. Pivot Table analysis
10. Creating Relationships
11. Adding measures
Waxaad helaysaa dhamaan waxyaabaha aad ku baranaysid casharkan.
Fee: $15
Location: Zoom
Time: 8Am- 9Am
Days: Saturday and Sunday
Duration: 1 Month
Start: 8 November 2025
Casharka Subaxa haduu I dhaafo ama aan rabo inaan mar kale ku celiyo ma heli karaa meel aan kala soo dego.?
Jawaab: Haa group Telegram ayaa laydiin samaynayaa oo qofkii dhaafa ka helaya casharkii Subixii la dhigtay isagoo duuban.
Course ka wuxuu leeyahay assignment, Exam.
Waa inaad haysataa Internet fiican iyo computer .
Markaad dhamaysid course kan waxaad helaysaa Certificate
Hadaad course kan dhamaysid waxaad awood u leedahay inaad samayn kartid Dashboard Data Analysis ah oo ku qanci doonaan shirkadaha.
Iska diwaan geli WhatsApp kan.

Ama iga soo wac number-adan.
………………………………………………….
Telesom: 0633343333
Hormuud: 061-5382394
Somtel: 0625466651
…………………………………………………..
Payment merchant:
: 419252, 502594
: 0625466651
: 0906 825 945
: 0615382394
: 60056253
: 37126152
100904520001
: 0061564300
:1000648759




In conclusion, we hope this article has added real value to your journey in a world concerned with topics like advanced Excel of Data Analysis . Share your opinions with us!


We've fetched this topic's video from Facebook for your viewing. If you need to download facebook video advanced Excel of Data Analysis in mp4 video, simply ask us in the comments section and we’ll make it available.



Comments

Popular posts from this blog

Trick or Treat Negotiatons

Tension at sea is escalating as Iranian warships move dangerously close to Israel’s coast

The Civil Aviation Training Center , the biggest aviation school in Bangkok